dagaal ka socdo buuraha calmiskaad
Dawlada buntland ayaa hawgal ay ugu magac dartay hilaac waxay ku qaaday kooxda daacish ee ku dhuumaalaysato buuraha golis ee gobolada bari iyo sanaag. Hawl galadaan ayay maamulka buntland ka gaareen guulo waawayn oo wax ku ool ah ayadoo ay degaano badan la wareegeen ciidan ka geesiyaasha daraawiishta dawlada buntland Hawl galkaan ayaa taageero ka…